
Rashiid: Waayeelka waxa u diyaara guryo ku meel gaar ah
In kastoo uu xisbiga Vänsterpartiet horey dhowr jeer shirkadaha ugu eedeeyey waayeelka tirada badan ee ku dhintay goobaha lagu daryeelo ayuu haddana maanta hogaamiyahooda Jonas Sjöstedt sheegay inaan lagu deg degin eedda loo jeedineyo shirkadaha.
Xildhibaanka ayaa sheegay iney guryo ku meel gaara ula diyaar yihiin waayeelka nawaaxigaa ku dhaqan.