Salaad: Xisbigu kuma guuleysan taageerada inuu kor u qaado

3:18 min

Cabdulqaadir Salaad oo ka tirsan xisbiga Liberalerna ayaa sheegay in xisbigiisu guud ahaan ku guul dareeystay sidii kor loogu soo qaadi lahaa sumcadda taageerada shacabka, balse maadaama ay Nyamko Sabuni tahay hoggaamiyaha xisbiga ey masuuliyadda ugu sarreeysa iyadu qaadayso.

Muddo yar oo ay xilka haysay iyo dalka oo ku jiray xaaladda corona lixdii bilood ee ugu dambeeysay ay noqoneyso mid lagu degdego eed dusha laga wada saaro.