
Hoggaanka xisbiga L Nyamko Sabuni Foto: Erik Simander / TT
Siyaasadda.
SABUNI: Fayruska corona wuxuu u hiilliyey xisbiyada waawayn
Cod bixin la sameeyey bishii Maajo ayuu Xisbiga Liberalerna ku helay codadkii ugu yaraa muddo 10 sanadood ah, iyadoo uu hoggaamiyaha xisbigaasi Nyamko Sabuni u sheegtay barnaamijka P1- morgon in xasaradda corona ay tahay midda ka dambeeysa hoos u dhaca ku yimid.
Nyamko Sabuni, ayaa u warrantay Magnus Thorén oo ka howlgala laanta idaacadda ee P1- morgon.