ISTARAATIIJIYADA KOROONA

Anders W Jonsson: Waa in wax laga bedelo howlgalka corona

1:53 min

Sweden waxey u baahan tahay iney xaqiiqada waafijiso istaraatiijiyada corona, sidaasna waxaa idaacadda P1-morgon saaka u sheegay Anders W Jonsson, sii haya iyo ku xigeenka xilka guddoomiyaha xisbiga Centerpartiet.

Waa muhim in istaraatiijiyadu waafaqsan tahay xaqiiqada, waxannu aragnay iney dadka laga baarayo corona ay aad u yar yihiin, ayuu yiri ku simaha hogaamiyaha xisbiga Centerpartiet.