
Hagaha caafimaad ee 1177 Foto: Janerik Henrsson/TT
ARRIMAHA COVID-19
Dadka gelaya bogga 1177 oo faraha ka batay corona dartii
Tirada dadka gelaya bogga 1177 ayaa bishii Juun jebiyey rikoodh kasta oo horay u yaalley kaddib goortii la galay wax ka badan 7 milyan oo jeer, maadaama ay gobollo badani bilaabeen qaadista saamiyada tijaabo ee astamaha cudurka Covid-19.
Dadka aan luuqadda aqoonin ama jirro kale qaba ee aan akhrin karin xogaha caafimaad iyo waayeelka maxaa laga yeelayaa? Sven-Åke Svensson ayaa jawaab u haya.