ORODYAHAN SULDAN

Suldaan: Samir badan ayaa loo baahan yahay in guul la gaaro

5:34 min

Orodyahanka reer Sweden ee Suldan Xasan ayaa xalay ku guuleeystay tartankii orodka 1 500 mitir.

Rikoodhka 1 500 mitir ee dalka Sweden ayaa la dhigay dhamadkii sannadkii hore ee 2019-ka, kaas oo ahaa 3 daqiiqo iyo 36 ilbiriqsi.

Suldan Hassan oo wareysi oo wareysi siiyey laanta afka soomaaliga ee raadiyaha Sweden, ayaa ka warramay guullaha uu sida deg dega leh ku gaaray.