
Bas soo dul maraya buundada Öresund. Foto: Emil Langvad/TT
SAFARRADA DIBADDA
RASMI: Denmark oo xadka u fureeysa dadka Gobolka Skåne
Dalka Denmark ayaa laga bilaabo habeenimada sabtidu soo galeeyso furaya xadka uu la leeyahay gobolka Skåneland sida ay iminka faafisay hay’adda xakamaynta iyo ka hor tagga cudurrada faafa ee Serum Institut (SSI).
Denmark ayaa horay u ogolaatay Västerboten, Kronoberg iyo Blekinge. Waxaa haatan liiskaas ku biiraya gobolka bulshada deggen Skåne.
Waa in la caddeeyo inaad gobolka deggen tahay.