XUKUNNADA DHALLINTA

Hindise lugu doonayo dhimista ciqaabta dhallinyaradda

2:12 min

Waxaa taagan dood ah in dhalinyarada da'doodu u dhaxayso 18  illaa 20 jir, lagu xukumi karo ciqaabta ugu daran ee sharciga marka ay galaan dembiyo culus.

Halka ay muuqato soo jeedin arrinkan la xirriira oo ay dowladdu dirtay, sida ay sheegtay laanta wararka Ekot.

Johan Forssell, oo ah afhayeenka arrimaha sharciga ee xisbigga 'Moderaterna waxa uu doonayaa inuu baabi'iyo dhimista dambiyada oo dhan.