
sawir: Sakchai Lalit
TALLAALKA COVID-19
Shirkadaha ku howlan tallaalka covid-19 oo eed loo jeediyey
Waxa soo shaac baxaya dhaleeceyn loo jeedinayo shirkadaha ku howlan tallaalka covid-19 taasoo la xiriirta iyagoo doonaya iney wakhti yar ku soo saaraan tallaalka looga hortagayo cudurka safmarka.
Jorma Hinkula, barafasoor ka howl-gala jaamacadda Lindköping kuna takhasusay cilmiga fayraska ayaa sheegay iney khatar ka iman karto haddii lagu deg dego soo saarida tallaalka.