
sawir: JACK MIKRUT/TT Nyhetsbyrån
DARYEELKA XOOLAHA
ÖREBRO: Mulac dood ka dhaex dhaliyay heyado dawli ah
Mulac laga heley waddo baaskiilladu maraan ee ku taala magaalada Örebor ayaa dood ka dhex abuurtay hayadaha dawliga ee boliiska iyo hayad goboleedka hoggaanka ee carrigaasi, sida uu qoray wargeeyska Nerikes Allehanda.
Dooddan ayaa la xiriirtay ciddii masuuliyad ka qaadi lahayd mulaca iyo in loo arko sidii alaab la heley ama xayawaan la soo tuuray ama lumay iyo ciddii masuuliyadda qaadi lahayd.