GANACSIGA

Dukaamo aan shaqaale joogin oo la tijaabinayo

2:01 min

Dukaamada waaweyn ee iibiya cuntada ayaa hadda si xoog leh ugu howlan sidii lagu heli lahaa dukaamo aan shaqaale joogin. ICA iyo Coop ayaa ku tala jira iney xilli aan fogeyn wadanka ka hirgeliyaan dukaamo aan u baahneyn shaqaale.

Dhamaadkii sannadki hore ayuu dukaanka ICA mashruuc tijaabo ah ka fuliyey gobalka Värmland iyadoo Coop-na uu waddada ku soo jiro.