DOODDA BAARLAMANKA

Dooddii baarlamanka: danbiyada gaangiska iyo xaaladda koroona

2:13 min

Stefan Löfven, hoggaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna, ahna madaxa dawladda Sweden ayaa dooddiisa ku soo qaatay waxyaabo ay ka mid yihiin danbiyada ay falaan kooxaha gaangiska ah.

Walwalku uu waalidku qabo markuu carruurtiisa uu keliya u dirayo tababarka kubadda cagta waa arrin dhamaanteen na khuseysa, ayuu yiri ra'iisal wasaaraha.