SAFARRADA DIBADDA.

UD: oo qaaday xayiraaddii safarka loo aado dalka Qubrus

0:56 min

Wasaaradda arrimmaha dibadda ayaa qaaday xayiraaddii in laga baaqsado dhammaan safarrada aan daruuriga aheyn ee dalka Qubrus. Go’aankanina oo hir geli doona laga bilaabo 10-ka bisha sebteembar.

Warbixinta ayaa sidoo kale la raaciyay in xitaa haddii waddammo kale laga qaadey xayiraaddii loogu safri lahaa aanay middaasi ka dhigneyn in xaaladdu caadi ku soo noqotay.