GUDDIGA JAAMICADAHA

Agaasimihii UHR oo jagadii iska casishay

2:09 min

Agaasimaha guddiga jaamicadaha iyo waxbarashada sare (UHR), Karin Röding ayaa jagadii iska casishay, iyadoona tallaabadaa sabab uga dhigtay doodda soo jiitameeysay ee ka socotay imtixaanka jaamicadaha lagu galo.

– Nidaamka masuuliyadda ayaa xilliga xannuunka covid-19 muhiimad lahaa, hase yeeshee kolka su’aashan laga hadleyo ay noqotay dubbe siyaasadeed ee la isku garaaco, sida ay sheegtay Karin Röding oo la hadashay Ekot.