MUCAAWINO

Sweden oo joojisey deeqda dalka Belarus

2:25 min

Isbeddelada wakhtiyadan danbe ka socda dalka Belarus ayaa sababay in ay hey’adda mucaaminada Sida hadda go’aan ku gaarto in la joojiyo mashruuc hor leh oo ay hey’adaha dalkaa door muhima ku leeyihiin.

Iswiidhen ayaa laba mashruuc horey uga joojisey dalka Belarus.