DACWAD RABSHADAYN.

Xasharaad lagu sii daayay maqaaxi lagu qaxweeyo

0:53 min

Macaamiil fadhiday goob lagu qaxweeyo ee ku taala magaalada Linköping ayaa salaasadii la kulmey wax ka fajiciyay: nin qafis yar xasharaad ku sita oo ka daadinaya.

- Qoraalka kuma cadda inuu xasharaadku noolaa iyo in kale.

- Waxey u muuqdeen shinni iyo xasharaad aan weli baad dilaacsan, sida uu sheegay Dennis Johansson Strömberg, oo u hadlayay boliiska.