DANBIYADA QARAABADA

Hadal ka soo yeeray ku xigeenka taliyaha boliiska qaranka oo dood ka dhex abuuray boliiska

2:40 min

Hadalkii ka soo yeerey Mats Löfving oo ah ku xigeenka taliyaha boliiska qaranka ee ahaa iney 40 koox oo gaangis ah kuwaasoo uu ku sifeeyay iney qaraabo ama qabiil ahaan isku baheystaan ay yihiin bu’da falalka danbiyada ka dhaco Iswiidhen ayaa dood ka dhaliyey boliiska gudihiisa.

Taas ayey ka muuqataa kadib markii ay laanta wararka Ekot la hadashay dhamaan waaxyaha kala duwan ciidanka sir-doonka gobalada dalka.

Simon Andrén
simon.andren@sverigesradio.se

Sanna Drysén
sanna.drysen@sverigesradio.se

Naila Saleem
naila.saleem@sverigesradio.se

somali@sverigesradio.se