Xariraaddii Covid-19

Dalalka Finlan iyo England oo xayiraaddii ka qaaday Sweden

2:32 min

Dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa xayiraaddii karantiinka ka qaaday muwaadiniinta iswiidhishka ee safarka ugu ambabaxda dalkaasi muddadii uu socday xanuunka covid-19.

Sidoo kale iswiidhishka ayaa mar kale loo furey dalka Finland, kadib go’aan ay gaartay dawladda Finland:

-Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan dib ugu soo dhoweyno deriskeenna Finland, sida uu sheegay wasiirka gadiidka ee dawladda Finland go'aanka dabadii.