LA WAREEGA CARRUURTA

Sabuni: Waa in lala wareegaa carruurta ku nool bey’adaha xun

1:35 min

Maanta ayaa la soo bandhigey heshiis ay gaareen dowladda iyo xisbiyada taageersan oo ku saabsan lacag loogu tala galay kobcinta xaafadaha danyarta, iyadoo lacag gaareysa 3 bilyan oo karoon lagu maalgelinayo iskuulada iyo barashada afka.

Sidoo kale muddo sadax sanno ah ayaa 700 oo milyan loo isticmaali doonaa in la sahlo la wareegga carruurta.