Deganaansho

Bulshada Rinkeby oo ku baaqaysa xasilooni

3:28 min

Dareen sidee ah ayay ka muujinayaan dadka ku dhaqan xaafadda Rinkeby ee magaaladda Stockholm waxyaabaha ka dhallan kara haddii xisbiga Stram Kurs ee dalka Danmark uu ku dhaqaaqo qorshaha uu doonayo ee ah meel ay ka mid tahay Rinkeby in uu ku gubo kitaabka Quraanka wallow bileyska ay diideen oggolaashaha fasax xisbigaasi.

Wax garadka Rinkeby ayaa ku baaqaya in aan lagu dhaqaaqin rabshado iyo qalalaaso.