COVID-19

Hayadda caafimmaadka oo soo rogaysa xayiraad cusub

2:38 min

Waxa la filayaa iney hey’adda caafimaadka bulshadu dhowaan go’aan ku gaarto in dadka la nool qofka qaba covid-19 lagu soo rogo xayiraad adag.

Maadaama uu imminka yar yahay sida uu cudurku u faafo waxey arrintani sahleysaa in la helo fursad ay dad badani guryaha ku joogi karaan, sida ay sheegtay hey’adda caafimaadka bulshadu.

Petra Haupt
petra.haupt@sverigesradio.se

somali@sverigesradio.se