FURRIINKA IYO CORONA

Furriinka oo kordhay lixdii bilood ee covid-19 uu socday

3:36 min

Lixdii bilood ee sanadka ugu horreeysaey ee uu socday xanuunka covid-19 ayuu kale kor ugu kacay khilaafka sababa kala tagga qooysaska ama lammaaneyaasha.

Caadiyan 15 kun iyo saddex boqol oo lammaane ayaa xilligan oo kale kala tagi jirey.

Halka lixdii bilood ee sannadka ugu horreeyey ee uu saameeynta kuyeeshay faruska Corona ey tiradaasi ka badan tahay lix boqol  oo lammaane.