CIMILADA

10 bilyan oo wax looga qabanayo cimilada

1:40 min

Dowladda ayaa sannadka soo socda miisaaniyad gaareysa 10 bilyan oo karoon ku bixineysa waxqabad loogu tala cimilada iyo bey’adda taasoo si weyn u caawin doonta howlahaa, sida uu sheegey Per Bolund, wasiirka suuqa dhaqaalaha.

Isabella Lövin oo heysa xilka wasiirka cimilada iyo ra’iisal wasaare ku xigeenka ayaa sheegtay iney cimiladu ku jirto xaalad adag.