KIIS MAXKAMADEED

Maxkamad laba qof oo la diley oo maanta bilaabaneysa

0:46 min

Waxaa maanta magaalada Linköping ka bilaabanaya dacwadda maxkamad nin 37-jira oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta inuu toorey ku diley wiil sideed jir  iyo haweeney 56-jir aheyd xilligaa.

Ninkan ayaa lagu heystaa dilka labadan ruux oo dhacay sannadkii 2004-ka.