MIISAANIYADDA

Iskuullada oo heli doona bilyanno maalgelin oo dheeri ah

1:43 min

Dowladda ayaa lacag gaareysa hal bilyan ku kordhineysa taageero khaasa ah oo loogu tala galay wax ka qabadka xaaladda corona ee ardeyda u baahan gargaar dheeraad ah ee cudurka safmarka dartii.

3.6 bilyan oo dheeraad ah ayaa iyadana lagu bixin doonaa cilmi-baaris, sida ay sheegtay Nyamko Sabuni, hoggaamiyaha xisbiga Liberalerna.

Naila Saleem
naila.saleem@sverigesradio.se

somali@sverigesradio.se