Hoddo Ismail: Fashilka dugsiyada hoose dhexe waa halis

4:27 min

Hoodo Ismail oo ah hooyo Soomaaliyeed oo ku dhaqan magaaladda Växjö ayaa rumeysan in fashilka waxbarashada hoose-dhexe ee caruurta ku cusub Sweden ay bilow u tahay nolol fal dambiyeed ah oo ay ku dhacaan dhallinyarada.

Magaaladda Växjö ayaa waxaa ka dhacay kullan ey qayb ka ahaayeen waalidin soomaaliyeed oo looga hadlayey mustaqbalka dhallinyarada.