Filim loo bixiyey "Dumar" oo sabtida la soo bandhigayo

3:47 min

Toddobaadkan waxaa matxadka Modern ee magaaladda Stockholm lagu soo bandhigayaa daawashada ugu horreysay filim magaciisu yahay ’’Dumar’’ kaasi oo dadka soo agaasimay ama soo saaray uu ka mid yahay Salad Hilowle oo ah filim soo saare.

Filimka ayaa waxuu ku saabsan yahay nolosha saddex dumar oo Soomaali ah kuwaasi oo filimka kaga hadlayo taariikh nololeedkooda ka hor iyo ka dib imaashiyahooda Sweden.