IMTIXAAN JAAMACAD

Qaadista imtixaanka jaamacadda oo fikir cusub uu ka yimid

2:20 min

Si loo fuliyo imtixaanka jaamacadaha deyrtan isla markaana aanu cudurku uga faafin goobaha imtixaanka ayaa waxa la soo bandhigey in la sii xadido tirada dadkii horey loo sheegey in loo oggolaado iney u fariistaan imtixaanada.

Tusaale ahaan Stockholm ayey 8 000 oo qof heleyaan fursadda galintaanka imtixaanka, taasoo ah bar tirada dadka imtixaanka u fariistey deyrtii hore.

Alexander Gagliano
alexander.gagliano@sverigesradio.se

Katarina Helmerson
katarina.helmerson@sverigesradio.se

Karin Runblom
karin.runblom@sverigesradio.se

somali@sverigesradio.se