MAXKAMADDA YURUB

Sweden oo looga baahan yahay jawaab degdeg ah

2:11 min

Maxkamadda Yurub ayaa la xiriirtey dowladda Iswiidhen iyadoona ka codsatay iney dowladdu jawaab deg dega ka bixiso sida ay u aragto laba muwaadin oo u dhashay Belarus kuwaasoo soo galay safaaradda iswiidhishka ee ku taal Minsk.

Waa iney dowladda Iswiidhen jawaab bixisaa ugu danbeyn maanta.