SOO GALOOTIGA

EU oo qorsheyneysa tallaabooyin lagu joojinayo qaxootiga

2:11 min

Xoojinta xadka Yurub iyo kordhinta la shaqeynta wadamada daraska la ah EU-da si looga hortago qaxootiga iyo soo galootiga soo galaya Yurub.
Taasi waa qeyb muhima oo ka mida siyaasadda soo galootiga uu komishanka EU-da qorsheynayo.

Siyaasadda soo galootiga ayaa sannadihii ugu danbeeyey khilaaf weyn ka dhex abuurtay wadamada xubnaha ka ah EU-da.