BOODINTA SARE.

Duplantis oo jebiyay rikoor 26 sano soo jiray

0:57 min

Ciyaaryahanka boodadda sare ee qoriga Armand Duplantis ayaa ku guuleeystay inuu ka guul gaaro goolkii  degsanaa xilligan ee ahaa inuu ka boodo 6 mitir iyo 15 sentimitir.

Tartanka horyaalka Dheemanta ee ka socday magaalada Room ayuu Armand Duplantis ku jebiyay rikoor 26 sano ka hor uu dhigay ciyaartooygii Sergei Bubka, iminkana noqday ciyaar yahanka haysta rikoorka bootinta sare ee qoriga ee garoommada xiran iyo kuwa furanba.