MAAN-DOORIYAHA

Da' yar badan oo maandooriye lagu tuhunsan yahay

2:28 min

Waxa soo kordhaya tirada dhallinyada da’doodu ka yar hooseeyso 18 sanno kuwaasoo lagu tuhmo danbiyada maandooriyaha iyo adeegsiga xoogga.

Waxey taasi ka muuqataa warbixinta ciidanka ammaanka.

Tove Werner Pettersson oo ka mida boliiska ka shaqeeya arrimaha dhallinyarada degmada Täby ayaa sheegtey ineysan wali arag tiro la mida taa.