XAFIISKA SHAQADA

Xafiiska shaqada oo ay ku soo dhex dhuunteen danbiliiyaal

1:48 min

Xafiiska shaqada ayaa sheegey iney jiraan dad xiriir la leh kooxaha fala danbiyada abaabulan kuwaasoo ku soo dhex dhuuntey hey’adda si ay u dersaan sida uu xafiisku u shaqeeyo kadibna u ku daneysta nidaamka iyo hantida dadweynaha.

- Waa dad shaqo u soo doonta hey’adda kadibna barta sida ay hey’addu u shaqeyso, sida ay sheegtay Eva-Lena Edberg, oo madax ka ah waax ka tirsan xafiiska shaqada.