MIISAANIYAD

Dowladda oo saaka soo bandhigtay miisaaniyadda 2021

2:28 min

Dowladda ayaa maanta soo bandhigeysa miisaaniyadda sannadka soo socda taasoo ka badan 100 bilyan oo karoon.

Miisaaniyadda ayaa ka danbeysay is afgarad dhex maraya dowladda iyo xisbbiyada Liberalerna iyo Centerpartiet sidii dalku uga soo kaban lahaa xaaladda dhaqaale ee uu fayruska corona dalka geliyay.