MIISAANIYADDA

Mucaaradka oo ka falceliyey miisaaniyaddii dawladda

2:34 min

Mucaaradka ayaa dhaleeceeyey baaxadda iyo jihada miisaaniyadda ay dowladdu maanta soo bandhigtey. Waxa ugu badan ee uu mucaaradku dhaliilsan yahay waa heerka lacagta dadka shaqa la’aanta dhowaan la kordhiyey ee aan hoos loo dhigeyn labada sanno ee soo socda.

Xisbiyada la shaqeeya dowladda ee Liberalerna iyo Centern ayaa laftirkooda dhaliiley qeybo ka mida miisaaniyadda.