DARYEE

Xabsiyada oo al sheegey iney ka jiraan ciriiri

1:52 min

Xabsiyada dalka ayey ka jiraan ciriiri taasoo sababtay inaaney goobaha lagu daryeelo maxaabiistu bixin karin daryeel sugan oo ay bani’aadanimo ku jirto isla markaana ay adkaato dhaqan celinta maxaabiista si looga hortago inaaneey dadkaa dib ugu noqon danbiyada marka ay xoriyadooda helaan.

Waxaa sidaa ku qorey wargeyska DN Martin Holmgren, agaasimaha guud ee rugta daryeelka maxaabiista.