DULSAARKA

Bangiga dhexe oo aan wax ka bedelin heerka dulsaarka

0:44 min

Heerka ribada dalka oo lagu dhawaaqay inay taagnaan doonto heerkeedii eberka, sidii horeyba loo filayay, sida uu maanta sheegay agaasimaha guud ee bangiga dhexe Stefan Ingves.

Sadaalinta bangiga dhexe ee heerka ribada ayaa ah inay isla heerkan eberka taagnaan doonto ugu yaraan illaa iyo 2023.