FARQIYDA ISKUULLADA

Farqiga iskuullada u dhexeeya oo kordhay sannadahan dambe

2:31 min

Waxaa sii kordhaya ardayda dhigata iskuulada kala faqooqan sida ka muuqata baaritaan uu Sveriges radio ku sameeyey ardayda dhigta dugsiyada hoose dhexe ee dalka.

Tirada ardayda ee dhigata iskuulada noocan ah ayaa toban sanno ka hor ahaa shantii arday mid halka imminka ay yihiin afartii arday mid.