Macallimiinta aan xirfadda lahayn oo ku badan xaafadaha ajaanibta

4:19 min

Sida aad wararka maanta kala socoteen ayey 10-kii sanno ee ugu dambeeyay kor u kaceen tirada ardayda dhigata dugsiyada ey ku kala soocan yihiin dalalka ay asal ahaan ka soo jeedaan, sida lagu ogaaday baadhitaan uu sameeyay Raadiyaha Iswiidhan.

Baadhitaankan ayaa sido kale tusaya in tirada tirada macallimmiinta xirfadda haysata ka yar tahay dugsiyada ajaanibtu ku badanyihiin.