SIYAASADDA

V oo ka soo horjeestey hindise ay dowladdu ku dhawaaqday

2:25 min

Vänsterpartiet ayaa doonaya innuu la shaqeeyo Kristdemokraterna iyo Moderaterna si uu u joojiyo hindisaha ay dowladdu hoosta ugu dhigeyso kharashka shaqa bixiyuhu ku bixiyo dhalinyarada ee loogu yeero arbetsgivaravgift.

Nooshi Dadgostar oo ah ku xigeenka gudoomiyaha xisbiga ayaa ku rajaweyn in mucaaradku ku midoobo arrintaa.