Tirada iskuullada loo xirey faqooqa awgii oo kor u kacey

3:16 min

Tobankii sano ee u dambeeyay ilaa iyo lixdan degmo ayaa xiray iskuulo furnaa ama dhisay kuwa cusub, tallaabdaasi oo ah isku day lagu yareenayo faquuqa iskuulada, sida uu muujinayo baaritaan uu Raadiyaha Sweden ku sammeeyay degmooyinka dalka.

Degmada Trollhättan ayaa sannadkii 2009 waxaa laga furay iskuul la yiraahdo Kronan, oo himilada laga lahaa ay ahayd in lagu soo jiito ardayda degmada oo dhan.