Yurub oo soo bandhigeysa siyaasad cusub ee soogalootiga

1:32 min

Siyaasadda cusub ee socdaalka ee ururka Midowga Yurub ayaa la sheegayaa in aysan noqon doonin mid si buuxda u qancisa cid walba.

Qaar ka mid ah qaxootiga soo gaara xeebaha qaaradda Yurub ayaa loo arkaa in ay yihiin dhaqaale doon, oo aysan heysan sabab lagu siiyo magangelyo.