Hindisaha cusub ee qaxootiga EU-da oo la soo bandhigay

2:06 min

In hoos loo dhigo tiradda magangelyo doonka Yurub, lana kordhiyo soogalootiga dib loogu celinayo dalalkooda ayaa ah hadfka ku qeexan siyaasadda cusub ee socdaalka qaaradda Yurub.

Qaxootiga ayaa la doonayaa in si deg deg ah ugu badnaan shan cisho gudaheeda loogu qaado faraha, baaritaanka caafimaad, midka ammaanka iyo ogaashaha heybta xaduudaha hore ee qaaradda, sida ku qoran hindisaha.