Xarumaha waayeelka

Xaaladdii goobaha daryeelka waayeelka bilowgii Corona

2:29 min

Madaxda iyo hoggaanka shaqada ee goobaha xanaanada waayeelka ayaan dhab u qaadan halista cudurka Covid-19 markii ugu xuamayd ee cudurka ku faafayay Sweden.

Hadalo marag fur oo ka yimid qaar ka mid ah shaqaalaha ka howlgala xarumahaasi ayaa sheegaya in qaarkood la aamusiyay marka ay isku dayeen in ay ka hadlaan daldaloolada jiray.