Finland iyo covid-19

Finland oo dib u xiranaysa xuduuddeeda dhowaan

1:50 min

Musaafuriinta iswiidhishka ee u socdaasha dalka Finland ayaa laga yaabaa iney dib u galaan karantiin, laga bilaabo maalinta isniinta ee toddobaadka foodda innagu soo haya.

Dawladda Finland ayaa ka xaajoonaysay sidii ey ku adkeeyn lahayd mar kale xayiraadda saaran safarrada damaashaadka ah ee dalka Finland loogaga yimaado waddammada Sweden, Estooniya iyo Noorway. sida ey qoreen  Hufvudstadsbladet iyo svenska Yle.