XAALADDA COVID-19

Stefan Löfven: Mushkiladdii Corona weli way taagan tahay

3:22 min

Ra'iisal wasaaraha dalka, Stefan Löfven (S) ayaa sheegay in aan kulankii maanta ee golaha wasiirrada lagu gaarin  xayiraaddo cusub, isla markaana uusan rajeeynin balse haddii ay dhacdo aan la jecleysan doonin.

Shirka jaraa'id ee dowladda maanta kaga hadashay xaaladda Coronavirus waxaa ka qeyb ahaa Stefan Löfven, wasiirka arrimaha bulshada, Lena Hallengren (S) iyo madaxa hay'adda caafimaadka bulshada.