Macalimiinta bilaa shahaadada ah oo ku badan xaafadaha danyarta

2:19 min

Sidaad todobaadkan wararka ugala socoteen idaacadda  ayaa baadhitaan ay Raadiyaha Iswiidhan sameeyay laga ogaaday in macalimiinta shahaadada haysta ku yaryihiin dugsiyada u badan ajaanibta amba ardayda ka yimid qoysaska taclintoodu hooseeyso.

-Macalimiinta shahaadada leh waxeey doortaan iskuullada leh fasalada yaryar oo ey ardayda wada gaadhi karaan, sida uu sheegay Yusuf Cabdullahi.