COVID-19

Ciyaaryahanka Zlatan oo laga heley xanuunka covid-19

0:41 min

Sida uu qoray wargeeyska Talyaaniga ee Corriere della Sera in ciyaar yahanka Zlatan Ibrahimovic laga heley xanuunka covid-19.

Sidoo kale ciyaar yahanka ay kooxda Milan ka wada ciyaaraan ee ee Leo Duarte isagana shalay laga heley corona.

Xaaladdan ayaa keenaysa inaanu Zlatan Ibrahimovic ka baaqdo tartanka Europa League-match ee khamiista ey isku hardin doonaan kooxda noorwiijiyaanka ee Bodö/Glimt.