Daryeelka waayeelka

Waayeel lagu xiray goobaha daryeelka inta lagu gud jiray Corona

3:56 min

Baaris ay idaacadda Ekot ku sammeysay warbixino  loo gudbiyay hay’adda la socodka daryeelka waayeelka ee IVO, ayaa muujinaya in intii lagu guda jiray mishaakilka Covid-19 in  ay dhacday in waayeelo lagu xayiro ama lagu xiro aqaladooda iyada oo iridkooda lagu gooyay alaabooyin sida kuraas.

Tallaabada xorriyad iska qaadida kuma jirto sharciga daryeelka waayeelka waana mid kahatar gelin karta nolosha