CODKA 2006-02-22
Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.
- Abaaraha ba’an ee faraha ku haya carriga geeska Afrika Soomaaliyana ka mid tahey.
- Heyadda ceymiska qaranka oo dhaqaale iyo tamarba gelin doonta sidii ey ku caddeyn laheyd dadyowga ku dhaqma is daba marinta.
- Shaleyto oo loo dabaal degey maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo.
Waxaan iyaguna meesha ka maqneyn sidii aad horeyba nooga barateen heesihii macaanaa.